Wednesday, July 8, 2026
26.7 C
Mogadishu

Sayid Omar Abdalla

308 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Jilaaga Leonardo DiCaprio oo iibsaday guri jooga $7.1 milyan +(SAWIRO)

Los Angeles (Halqaran.com) - Jilaaga caanka ah ee Leonardo DiCaprio ayaa iibsaday guri sare oo uu iska lahaa jilaaga kale ee la yiraahdo Jesse...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgalo ka sameeyay gobolka Sh/Hoose

Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgalo qorsheysan ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Shabeellaha Hoose, halkaas oo la sheegay in miinooyin lagu...

Safiirka XFS u fadhiya Turkiga oo kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda Azerbaijan

Ankara (Halqaran.com) - Safiirka dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga Ambassador Jama Aidid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa safar shaqo ku tegay...

Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb

Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa fiidnimadii xalay ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Galmudug, sida ay...
Warar Xiiso Leh
Sayid Omar Abdalla

Haweeney saacad ka hor intaysan dhalin ogaatay inay uur leedahay!

Indonesia (Halqaran.com) - Sidka dhalmada haweenku waxay aalaaba ku buuxsantaa 9 bilood, laakiin haweeney ku nool Induniisiya ayaa sheegtay inay umushay saacad kaddib markii...
Sayid Omar Abdalla

95 jir aan weligiis timihiisa jarin!

India (Halqaran.com) - 95 jir u dhashay dalka Hindiya ayaa sheeganaya inuusan weligiis jarin timihiisa oo dhererkoodu sii dhaafayo 24-feet ama (7.3 meters). Marwalba...
Sayid Omar Abdalla

Turkiga oo soo saaray malabka ugu qaalisan adduunka!

Turkey (Halqaran.com) - Shirkad Turki ah ayaa soo saartay malabka ugu qaalisan adduunka, sida lagu sheegay Diiwaanka Guinness World Records. Guinness ayaa sheegtay in malabka...
Sayid Omar Abdalla

Joog kaba ah maku iibsan laheyd $1,000,000?

Germany (Halqaran.com) - Kabahaan oo naqshad gaar ah leh sameyntoodana ay iska kaashadeen shirkadda soo saarta qalabka ciyaaraha ee Adidas iyo tan Jarmalka ee...
Sayid Omar Abdalla

Midowga Yurub oo hanjabaad culus u diray Madaxda Soomaalida

Muqdisho (Halqaran.com) - Ururka Midowga Yurub ayaa hanjabaad usoo diray madaxda Soomaalida, gaar ahaan kuwa wiiqaya wadahadallada doorashooyinka, in ay la kulmi doonaan cawaaqib...
Sayid Omar Abdalla

Axmed Madoobe oo xilka qaadis ku sameeyay Wasiir Cabdirashiid Janan

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka qaadis ku sameeyay wasiirkii amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan. Wareegto kasoo baxday xafiiska...