Saturday, June 20, 2026
25.5 C
Mogadishu

Madaxweyne farmaajo oo mar kale ku baaqay shir doorashooyinka looga hadlayo

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii afaraad isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Shirka oo la filayo in uu dhaco 22-ka bishaan ayaa waxaa uu yahay mid lagu dhammeystirayo dadaalladii iyo wadaxaajoodyadii arrimaha doorashooyinka ee u dhexeeyay dowladda Federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Shirkaan oo muddo laba maalmood socon doona ayaa waxaa loogu gol leeyahay in lagu soo gabagabeeyo talooyinka guddiga farsamada doorashada ee ka soo baxay shirkii Baydhabo 15-16 Febraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinka ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17-ka Sebtembar 2020 qabsoomay.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...