Saturday, May 30, 2026
27.6 C
Mogadishu

Madaxweyne Farmaajo

Madaxweyne Farmaajo oo ku adkeystay in DF Soomaaliya ay diyaar u tahay ‘la wareegidda Amniga dalka’

Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi...

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Xoghayaha guud ee QM oo markii labaad loo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Editor

Madaxweyne Farmaajo oo ku adkeystay in DF Soomaaliya ay diyaar u...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galaya Meertada 35-aad ee Shir-madexeedka Midowga Afrika ayaa khudbad ka jeediyey fadhi...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Xoghayaha guud ee QM oo markii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres, oo...
Sayid Omar Abdalla

Farmaajo oo maanta hor-tegaya xildhibaannada Golaha Shacabka

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa maanta yeelanaya kulan deg deg ah, kaas oo dib loogu noqonayo go’aankii ay dhawaan ku sameysteen mudo...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay walaaca laga muujiyay doorashooyinka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo si toos ah ula hadlay Shacabka Soomaaliyeed ayaa uga booga dhayey...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo Caawa Khudbad u jeedinaya Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in caawa uu khudbad u jeediyo shacabka Soomaaliyeed. Farmaajo ayaa khudbadiisan kaga warbixin...
Sayid Omar Abdalla

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray dalka Koongo

Congo (Halqaran.com) - Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Kinshaasa ee caasimadda dalka Koongo...