
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Faah-faahin cusub oo ku saabsan madaafiic lagu wareeray xarunta Xalane ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar madaafiic loo adeegsaday ayaa xalay waxaa lagu qaaday Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho, iyadoo weerarkan ay sheegatay Al Shabaab.
Madaafiicda oo...
UPDATE: Askar ka tirsan ciidamada Haramcad oo maanta la geeyay Dhuusamareeb
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya, in ciidamo ka tirsan booliska sida gaar ah u tababaran ee...
FAL-NAXDIN LEH: Nin isku dal-dalay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Arbacadii maanta ka dhacay, fal naxdin leh, kaddib markii qof shacab ah uu halkaasi isku...
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay hub iyo xubno ka tirsan...
Boosaaso (Halqaran.com) - Laamaha ammaanka Maamulka Puntland, ayaa waxa ay gacanta ku soo dhigeen hub iyo shaqsiyaad lagu eedeeyay inay ka tirsan yihiin Ururka...
Ciidamo ka tirsan Burundi oo maanta toogasho loogu geystay Shabeellaha Dhexe...
Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ugu yaraan laba askari oo ka tirsan ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa Isniintii maanta...
Maxaa ka ogtahay diyaarad siday saraakiil iyo Ciidanba ay ka degtay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Diyaarad siday Saraakiil iyo ciidanba ayaa waxay ka degatay Garoonka Ugaas Nuur ee Magaalada Dhuusamareeb, ka dib markii ay ka soo...









