
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: Isbeddel cusub oo lagu sameeyay taliyeyaasha Galmudug
Galmudug (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya, ayaa isbedel ku sameeyay Taliyeyaasha Booliska Galmudug.
Warqad ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan...
Waddada Maka Al Mukarama oo maanta Xiran
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka dowladda ayaa Sabtidii maanta xiray wadada muhiimka ah ee Maka Al Mukarama oo dadweynaha si wayn u isticmaalaan.
Xirnaanshaha wadadan...
UPDATE: DF Soomaaliya oo si deg-deg ah ugu yeertay Safiirka Somaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si deg deg ah ugu yeertay inay dalka ugu soo laabtaan Safiirka u jooga dalka Suudaan Maxamed...
Wararkii ugu dambeeyay Xaaladda adag ee ka taagan degmada Qoryooley ee...
Qoryooley (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya inay xaalad adag ku soo korortay degmadaasi, ka dib...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkmenistan oo laga guddoomay warqadaha aqoonsiga
Muqdisho (Halqaran.com) - Danjire Jaamac Cabdullaahi Maxamed ayaa noqonaya Safiirka Soomaaliya ee dalka Turkmenistan, kaasoo laga guddoomay waraaqaha aqoonsiga ee safiirnimo.
Haweeneyda lagu magacaabo Gulshat...
DAAWO VIDEO: Odayaasha Beesha Cayr oo Digniin ka soo saaray in...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Cayr/Habargidir oo kulan ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxay ka soo saareen baaq nabadeed iyo farriin, ay...









