Thursday, June 18, 2026
25.7 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Maxaa ka soo baxay Shirkii golaha wasiirrada Puntland ee maanta? +...

Garoowe (Halqaran.com) - Golaha Wasiirada Puntland ayaa waxay kulankoodii Khamiislaha ahaa ay ku yeesheen Madaxtooyada Puntland, iyadoo uu shir guddoominayay Kusimaha Madaxweynaha ahna Wasiirka...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada Xoogga dalka Somaliya oo ku sii siqaya Deg. Jamaame &...

Jamaame (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga Dalka ayaa waxay ku sii siqayan Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose, ka dib markii ay isaga baxeen mintidiinta...
Weriye Ahmed Abdi

Taliyaha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo oo gaaray Doolow +...

Doolow (Halqaran.com) - Taliyaha Guutada 10aad, Qaybta 43aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/sare Maxamad Caddow Cali (Sanka) oo ka hawlgala Gobolka Gedo ayaa hawlo...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo aqbalay raali-gelintii madaxweyne Farmaajo

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa si weyn u soo dhaweeyay hadalkii raaligelinta ahaa ee Madaxweyne JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu...
Weriye Ahmed Abdi

Nabaddoon caan ah oo lagu dilay gobolka Baay

Buurhakaba (Halqaran.com) - Allaha u naxariistee Nabadoon Maxamed Ooye Ibraahim ayaa Talaadadii maanta lagu toogtay, oo lagu dilay Degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay. Rag bastoolado...
Weriye Ahmed Abdi

DF Soomaaliya oo ciidamo hor leh geysay gobolka Gedo & Wararkii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa waxay weli wadaa qorshaheeda ay ciidamada ugu daabuleyso Gobolka Gedo, tan iyo markii la sheegay inuu xabsiga ka...