Thursday, June 18, 2026
25.7 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

DF Soomaaliya oo maanta si kumeel gaar ah u fasaxday duulimaadyadii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa Sabtidii maanta waxa ay soo saartay go‘aan cusub oo la xiriira duulimaadyada caalamiga ah ee soo...
Weriye Ahmed Abdi

Banaanbax maanta ka dhacay BAYDHABO

Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa Sabtidii maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Maamulka Koonfur ka dhacay Banaanbax lagu taageeraayo Xildhibaanada Baarlamaanka labaad ee Maamulka...
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: Liiska Xildhibaannada cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu dhawaaqay...

Baydhabo (Halqaran.com) – Liiska Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah loo shaaciyay, kuwaasi oo muddo la sugayay ku dhawaaqistooda. Guddiga...
Weriye Ahmed Abdi

Guddiga Doorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay tirada ururrada siyaasadeed oo ay...

Garoowe (Halqaran.com) - Guddiga doorashooyinka KMG ah ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Khamiista maanta waxa ay ku dhawaaqeen Tirada Ururada siyaasadeed oo ay diiwaangeliyen...
Weriye Ahmed Abdi

Go’aankii lagu joojiyay duulimaadyadii caalamiga ahaa oo maanta si rasmi ah...

Muqdisho (Halqaran.com) – Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga dhaqan galay amarkii dowladda federaalka Soomaaliya ay...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada NISA oo xiray qeybo ka mid ah waddada Maka Al...

Muqdisho (Halqaran.com) – Iyadoo subixii Khamiista maanta qaraxyo lagu xiray baalayaasha Kaamirooyinka ee wadada Maka Al Mukarama, ayaa Ciidamada NISA waxa ay xirteen waddada...