Thursday, June 18, 2026
26.5 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Qalabka ka hortaga Fayraska Corona oo lagu wareejiyay K/Galbeed, Jubbaland iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ayaa qalab loogu talo galay ka hortagga Cudurka Coronavirus, waxa ay ku wareejisay Maamulka Gobolka Banaadir,...
Weriye Ahmed Abdi

Wararkii ugu dambeeyay duqeyn ka dhacday gobolka Baay iyo DFS iyo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federalka Soomaaliya iyo Taliska Mareykanka ee Africom ayaa si wadajir ah u sheegay duqeyn ka dhacday Gobolka Baay in lagu...
Weriye Ahmed Abdi

XOG: Intuu ku dambeeyay baaritaanka dilkii AUN Duqii hore ee Muqdisho...

Muqdisho (Halqaran.com) – Duqa Muqdisho ahna guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaan faah-faahin badan ka bixin, halka uu ku...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Xiisad weli ka taagan dilkii ka dhacay Dhuusamareeb iyo NISA...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in weli ay xiisad ka taagan tahay magaaladaasi, kadib markii sabtidii lagu dilay...
Weriye Ahmed Abdi

Wasiir ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya oo is-casilay

Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirkii Dastuurka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Aadan Xasan Maxamed (Usama) ayaa iska casilay xilkii uu ka haayay Wasaaradda Dastuurka. Warqadda is-casilaada...
Weriye Ahmed Abdi

Booqashadii maxaabiista ku xiran xabsiyada magaalada Muqdisho oo la joojiyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Asluubta ayaa hakiyay muddo laba Isbuuc ah Booqashadii loogu tagi jiray Maxaabiista ku xiran xabsiyada Muqdisho ku yaallo ee Taliskaasi...