
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: Nin Xaaskiisa ku dilay Beledweyne oo la soo qabtay &...
Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in ciidamada ammaanka ay gacanta ku soo dhigeen nin xaaskiisa...
Madaxweynaha JF Somaliya, Farmaajo oo cafis u fidiyay 148 Maxbuus Fayraska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xoojinaya dadaallada ku aaddan ka hortagga cudurka Koroona ayaa Cafis Madaxweyne u fidiyey...
Sidee buu uga dhaqan galay magaalooyinka Puntland bandowgii lagu soo rogay?
Garowe (Halqaran.com) - Magaalooyinka Puntland ayaa waxaa ka dhaqan galay Bandow uu soo rogay Maamulka Puntland, kaasi oo ku aadan muddo 15 cisho ah,...
RW Xasan Cali Kheyre ”Waa in aan aqbalnaa in aan ku...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa ka hadlay dhibaatada Caabuqa Corona iyo cudurka ka dhasha ee loo...
Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay 574 maxbuus oo ku...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto uu Arbacadii maanta soo saaray ku cafiyay Maxaabiis kala duwan oo ku xirnaa...
Saciid Cali Fiqi oo maanta loo doortay gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka...
Baydhabo (Halqaran.com) – Danjire Cali Saciid Cali Fiqi ayaa Arbacadii maanta loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Koonfur Galbeed, kaddib doorasho ka...









