
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
UPDATE: Shirkadda Turkish Airline oo si rasmi ah u joojisay duulimaadyadii...
Turkey (Halqaran.com) - Shirkadda duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee Turkish Airline ayaa si rasmi ah u shaacisay inay joojisay duulimaadyadii ay...
Sarkaal ka tirsan Wasaaradda Caafimaad oo lagu xiray Muqdisho, kaddib markii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada Dowladda ayaa Axaddii maanta Magaalada Muqdisho ku xiray Agaasimihii Maamulka iyo Maaliyadda ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Maxamuud Maxamed Buule.
Wararka ayaa...
Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Koonfur Galbeed oo ku baxay beello...
Diinsoor (Halqaran.com) – Wafdi isugu jira Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed ayaa waxa ay gaareen degmada Diinsoor ee gobolka Baay, waxayna...
UPDATE: Mas’uul ka tirsan wasaaradda Maaliyadda Puntland oo lagu qarxiyay Gaalkacyo
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax khasaare geystay.
Qaraxan ayaa waxaa lagu soo xiray gaari...
Booliska Itoobiya oo Addis Ababa ku qabtay hub iyo dhar ciidan...
Addis Ababa (Halqaran.com) - Komishinka Booliska ismaamulka magaalada Addis Ababa ayaa sheegay hub iyo dhar ciidan oo sharci darra ah in lagu qabtay bakhaar...
Maxaa ka jira in dowladda Kenya ay xirtay Suuqa Soomaalida Nairobi...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa si ku meel gaar ah u xirtay Suuqa Soomaalida ku leeyihiin xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi, kadib markii...









