
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo gaaray Wanlaweyn
Wanlaweyn (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya Gaashaanle Xasan Cali Nuur Shuute iyo Garsoorayaal ka tirsan maxkamadda Ciidamada ayaa gaaray Degmada...
Madaxweynihii hore Somaliya, Sheekh Shariif oo baaq u diray Madaxda DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa Madaxda Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay wax ka qabtaan dagaal beeleedyada...
Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay deegaano hor leh oo ka...
Sh/hoose (Halqaran.com) - Ciidanka Xoogga dalka ayaa hawlgal ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose waxaa ugu suuragashay inay la wareegaan gacan...
Wasiirka Caafimaadka: ‘‘Waxba kama ogi ilaa iyo hadda sababta loo xiray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka hadashay xarig loo gaystay Agaasime ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka...
Madaxweynihii hore ee Galmudug ‘Xaaf‘ oo si weyn loogu soo dhaweeyay...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo ku-xigeenka Cali Ciid ayaa Duleedka Godinlabe ku soo dhaweeyay Madaxweynihii hore...
Al-Shabaab oo sheegtay in dagaal ay ku dileen ciidamo ka tirsan...
Janaale (Halqaran.com) – Al-Shabaab ayaa sheegtay dagaal inay ku dileen Ciidamo ka tirsanaa dowladda Federalka Soomaaliya, kadib dagaal ay ku qaadeen saacadihii la soo...









