Thursday, June 18, 2026
27.4 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

Dagaal xooggan oo khasaare geystay oo ka dhacay Jubbada Hoose &...

Kismaayo (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro kala duwan geystay uu ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni,...
Weriye Ahmed Abdi

Dowladda Soomaaliya oo baadi-goobaysa dadkii uu la kulmay bukaankii u dhintan...

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa baadigoobeysa dadkii uu la kulmay Bukaankii 58 sano jirka ahaa ee shalay Covid-19 ugu geeriyooday...
Weriye Ahmed Abdi

Duqa Muqdisho oo sheegay dad uu garanayo inay magaalada ugu dhinteen...

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa sii badanaya walaaca ku aadan faafitaanka Cudurka halista ah ee Coronavirus, kaasi oo la xaqiijiyay kiisas ka mid cudurkaasi in...
Weriye Ahmed Abdi

Imaaraadka Carabta oo Qalab looga hortagayo Cudurka Coronavirus ku wareejisay Puntland...

Boosaaso (Halqaran.com) - Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dowlad goboleedka Puntland waxa ay ku wareejiyeen qalab loogu talo galay ka hortaga cudurka Coronavirus (Covid-19) oo...
Weriye Ahmed Abdi

Ciidamada DF Soomaaliya oo kala dhexgalay maleeshiyaad ku dagaallamay Galgaduud +(SAWIRRO)

Galgaduud (Halqaran.com) – kaddib markii maalmihii la soo dhaafay maleeshiyaad ay ku dagaalamayeen deegaano ka tirsan Gobolka Galgaduud ee deeganada Galmudug, ayaa goobihii lagu...
Weriye Ahmed Abdi

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida: ”Nolol iyo geeri halagu keeno maleeshiyaadkii dadka...

Wanlweyn (Halqaran.com) - Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa amartay in la soo qabto maleeshiyaadkii dadka ku laayay Degmada Wanlwayn, waxaana la amray...