Thursday, June 18, 2026
27.4 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Caalamka
Weriye Ahmed Abdi

Xaaladda Caafimaad ee ra’iisul wasaaraha dalka Ingiriiska Boris Johnson & Wararkii...

London (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa ku jira maalintii labaad daryeel, isaga oo ku jira  Qolka ICU-da ee la dhigo dadka...
Weriye Ahmed Abdi

Madaxweyne Trump oo u hanjabay hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO

Washington (Halqaran.com) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump ayaa warbixin uu ku soo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go’aansaday hakinta tabarucaada Dawladda Mareykanku...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Kiisaskii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus oo laga helay degmada...

Mandhere (Halqaran.com) – Waxaa Talaadadii maanta degmada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari Kenya laga xaqiijiyay kiisaskii ugu horreeyay oo Cudurka Coronavirus ah (COVID-19), waxaana...
Weriye Ahmed Abdi

Mareykanka: ‘‘Waxaan duqeyn ku Dilnay mid ka mid ah Aasaasayaashii Ururka...

G/Baay (Halqaran.com) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in duqayn ay 2-dii bishan April ka gaysteen deegaanka Bush Madiina ee Gobolka Baay lagu dilay sarkaal...
Weriye Ahmed Abdi

DHAGEYSO: DF Somaliya oo sheegtay in hadda kadib Muqdisho lagu baarayo...

Muqdisho (Halqaran.com) –  Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Talaadadii maanta ku dhawaaqdey in uu shaqa bilaabay Sheybaarka dhexe ee Qaranka oo lagu baarayo...
Weriye Ahmed Abdi

Faa-faahin dheeraad ah iyo Wararkii ugu dambeeyay duqeyn dad shacab ah...

Jilib (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubbada dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in gelinkii dambe shalay halkaasi ay ka dhacday...