
Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
NISA: ”Wariye Harun Macruf wuxuu leeyahay xiriiro Khatar ku ah Amniga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ayaa ku goodiyay in talaabo ay ka qaadi doonaan Wariye Harun Macruf, oo...
Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo si kumeel gaar ah u joojiyay hawlahoodii...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga Wadajirka KMG ee Diyaarinta Xeerarka Dhammeystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa sheegay in si ku meel gaar ahi ay u joojiyeen...
DHAGEYSO: DF Soomaaliya oo sheegtay tirada dadka laga helay Fayraska Corona...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga sare ee loo xilsaaray xakamaynta xaaladaha Cudurka COVID-19 oo shir jaraa’id ku qabtay isbitaal Martiini ayaa sheegay in xarunta karantiilka...
DHAGEYSO: Laba ruux oo midi ay dumar tahay oo lagu dilay...
Kismaayo (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in halkaasi xalay lagu diley qof Shacab ah...
Ciidamo Boolis ah oo howlgal qorsheysan ka fuliyay xaafadaha degmada Hobyo...
Hobyo (Halqaran.com) - Howlgalkaan oo ay xalay ciidanka Booliiska ka sameeyeen Xaafadaha Degmada Hobyo ayaa mid lagu xaqiijinayay amniga magaalada maadaama ay muddooyinkan sameeyneysay hormaro kala...
Ciidamada ammaanka ee Baardheere oo gubay Qaad si sharci darro ah...
Baardheere (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo, ayaa gubay Qaad si sharci darro ah la doonaayay in lagu galiyo Magaaladaasi.
Ciidanka ayaa...









