Thursday, June 18, 2026
26.5 C
Mogadishu

Weriye Ahmed Abdi

1065 Articles written
spot_imgspot_img
Wararka Maanta

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Beledweyne +(SAWIRRO)

Beledweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, Dr Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Axadda maanta waxa ay gaareen magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...

Kheyre oo amray wasaarada maaliyada fududeynta qarashaadka ka hor-tagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Wasaaradda Maaliyadda faray fududeynta kharashaadka ku baxaya dadaallada looga hortagayo fatahaadda Beledweyne...

Booliska Galmudug oo beeniyay in xubno ka tirsan Al-Shabaab laga sii daayay Xabsiga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Taliyaha Ciidanka booliska Galmudug Gashaanle Sare Cabdikariim Xuseen Macalin ayaa si cad u beeniyay hadalkii taliyaha Ciidanka Booliska Dhuusamareeb ee ku...
Wararka Maanta
Weriye Ahmed Abdi

AKHRISO: Lix dal oo African ah oo aan weli laga helin...

Bujumbura (Halqaran.com) - Lix dal oo ka mid ah 54-ka dal ee qaaradda Africa ayaa ku jir liiska dalal yar oo faro ku tiris...
Weriye Ahmed Abdi

Laba toddobaad oo la mamnuucay in loo dabaal-tago Xeebta Liido

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga heer Gobolka ee Maamulka Gobolka Banaadir u qaabilsan ka hortaga caabuqa Corona Virus (COVID19) oo ay hoggaamiso guddoomiye Ku-xigeenka Arrimaha...
Weriye Ahmed Abdi

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Cape-Town (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaaliyeed ayaa lagu soo warramayaa in lagu dilay dalka Koonfur Afrika, iyadoo weli aanu jirin isbeddel ku yimid dhanka ammaanka...
Weriye Ahmed Abdi

AMISOM oo shaacisay inay xirtay xerada Xalane ee Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidamada Midowga Afrika Amisom ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu ku sheegay in la xiray xerada Xalane laga bilaabo...
Weriye Ahmed Abdi

Meydka wiil dhallinyaro ah oo laga helay xeebta magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Axaddii maanta Xeebta magaalada Muqdisho laga helay meydka wiil dhallinyaro ah, ka gadaal markii ay soo tuftay badda. Wiilkaan dhallinyarada ah...
Weriye Ahmed Abdi

Sarkaal ka tirsan Puntland oo lagu dilay Boosaaso & Wararkii ugu...

Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu soo warramayaa in halkaasi uu maanta ka dhacay dil loo geystay sarkaal ka...