Sunday, May 31, 2026
28.1 C
Mogadishu

Wasiir ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya oo is-casilay

Wasiirkii Dastuurka Koonfur Galbeed Somaliya, Aadan Xasan Maxamed (Usama)

Baydhabo (Halqaran.com) – Wasiirkii Dastuurka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Aadan Xasan Maxamed (Usama) ayaa iska casilay xilkii uu ka haayay Wasaaradda Dastuurka.

Warqadda is-casilaada ee Wasiirka uu qoray ayaa la ogeysiiyay Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen).

Wasiirkii Dastuurka maamulka Koonfur Galbeed ee xilka iskacasilay ayaa la magacaabay 13.02.2019, waxaana uu shaqeynaayay muddo sanad ah.

Halka hoose ka akhriso warqadda is-casilaadiisa:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...