
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha oo Kulan la qaatay agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha
Muqdisho (Halqaran.com) - hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa xafiiska Ra'iisul Wasaaraha waxuu kulan kula qaatay agaasimayaasha guud ee wasaaradaha xukuumadda...
DF Somaliya oo ka qeyb gashay Shir looga hadlayay arrimaha Fatahaadaha
Muqdisho (Halqaran.com) - Shir looga hadlayey ahmiyadda hortabinta beeraha oo ay ka soo qeybgaleen Agaasimayaasha Beeraha Wadamada Bariga Afrika oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ‘Lafgareen’ oo la kulmay Culimada magaalada Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Maanta waxaa uu Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay kula kulmay...
Madaxweyne Qoorqoor oo wafdi ka socda DF Soomaaliya ku qaabilay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay sii-hayaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DF...
Sii-hayaha R/Wasaaraha dalka ‘Mahdi’ oo ka hadlay Xeerka Saxaafadda +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa bahda saxaafadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xeerka saxaafadda ee dib u eegis dheer...
Wasiirka gargaarka ee DF Somaliya oo maanta gaaray Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Sii-hayaha Wasiirka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka ee XF Soomaaliya, Xamsa Saciid Xamsa iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada...









