Monday, August 3, 2026
24.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Dagaal dhexmaray Ciidanka Jubbaland iyo Al-Shabaab & Wararkii ugu dambeeyay

J/Hoose (Halqaran.com) - Dagaalkaan oo u dhaxeeyay Ciidamo katirsan kuwa Dowladda Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland oo wada jira iyo Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa...
Ahmed Mohamed

Sanbaloolshe ”Madaxweyne Farmaajo wuxuu raadinayaa R/wasaare dagaal indho ku leh”!

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliyihii hore ee hay’adda nabad suggidda Soomaaliya ee NISA, Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa shaaca ka qaaday in haddii kursiga ra’iisul...
Ahmed Mohamed

Qoorqoor oo baaq deg-deg ah u diray Shacabka reer Galmudug

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Shacabka Galmudug ugu baaqay inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan...
Ahmed Mohamed

Qaramada Midoobay oo muddo kordhin u sameysay xafiiska howlgalka Somaliya ee...

Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo kordhin u sameeyey xafiiska howlgalka Soomaaliya ee UNSOM, oo waqtigiisu ku egaa sanadkaan 2020-ka. Golaha...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ oo magacaabay guddiga soo xulista Baarlamaanka 2-aad

Dhuusamareeb (Halqaran.com9 - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabelle. Guddigan oo ka...
Ahmed Mohamed

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo ka mid ah Beledweyne

Beledweyne (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya, in fatahaado hor leh uu ka sameeyay Wabiga Shabeelle qeybo ka mid ah magaalada...