
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
DHAGEYSO: Somaliland oo baareysa saameynta caafimaad ee hirarka Isgaarsiinta
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa Isniintii maanta ku dhawaaqday inay bilaabeyso baarista halista caafimaad ee ay keeni karaan anteenada ama taawarrada shirkadaha isgaarsiinta ka...
Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo soo saaray Digniino ka dhan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Sulaymaan Maxamed Maxamuud oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka warbixiyay baaris lagu sameeyay kiisas...
DHAGEYSO: Aabihii Wiilkiisa ku dilay magaalada Jowhar oo sheegay Sababtii ka...
Jowhar (Halqaran.com) – Iyadoo Sabtidii 29-kii bishan Agoosto xilli fiid ah duleedka Magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ay ka dhacday dhacdo argagax laheyd,...
Maxay kawada hadleen Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Xasan oo kulmay?...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xarunta Xibsiga UPD ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa ka dhacay kulan gaar ah oo u dhaxeeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ,Xasan...
SHEEKO CUSUB: Shirkad lacag lagu siiyo inay burburiso ama kala geyso...
London (Halqaran.com) - Waxaa jirta shirkad gaar loo leeyahay oo lagu magacaabo "wakaresaseya" si ay xaaskaaga u shukaansadaan kaddibna kuugu caawiyaan inaad iska furtid....
Wasiirka Maaliyadda ee DFS ‘Beyle’ oo ka warbixiyay horumarka Maaliyadda dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Maaliyadda Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa soo gudbiyay warbixinta afaraad ee Maamulka Maaliyadda.
Warbixintu waxay...









