
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararkii ugu dambeeyay dagaalo khasaaro geystay oo ka dhacay gobolka Shabeellaha...
Baraawe (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya, in dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay ay ka kala dhaceen degmooyinka Baraawe...
Guddoomiyaha Aqalka sare ee BF Somaliya ‘Xaashi’ oo gaaray Dhuusamareeb +(SAWIRRO)
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta...
Maxkamadda gobolka Banaadir oo Xukun ku riday xubno ka tirsan DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Khamiista maanta ah xukun ku riday shaqsiyaad ka tirsan Wasaaradaha Xukuumadda Federalka Soomaaliya, kuwaasi oo lagu helay...
Sarkaal Al-Shabaab ah oo isku soo dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed +(SAWIRRO)
Qansaxdheere (Halqaran.com) - Sarkaal la sheegay inuu ka goystay Ururka Al-Shabaab ayaa gelinkii dambe ee Arbacadii lagu soo bandhigay Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay.
Saraakiisha...
Ninkii 51 qof oo Muslimiin ah ku laayay dalka New Zealand...
New Zealand (Halqaran.com) - Maxkamadda sare ee dalka dalka New Zealand ayaa Khamiista maanta ah xabsi daa’in ku xukuntay Brenton Tarrant, oo sanadkii hore...
Madaxweyne Qoorqoor oo magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Galmudug
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa Cabdicasiis Nuur Xuseen u magacaabay inuu noqdo Xeer Ilaaliyaha Guud ee...









