Monday, August 3, 2026
24.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Duqa Muqdisho oo shaaca ka qaaday inay weli jirto Khatarta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa sheegay in weli Maamulka Gobolka Banaadir uu wado...
Ahmed Mohamed

Banaanbax ka dhacay Guriceel iyo dad loo xir-xiray

Guriceel (Halqaran.com) – Ciidamada Ammaanka ee degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo warramayaa inay Jimcihii maanta ay xir-xireen qaar ka mid ah...
Ahmed Mohamed

Galmudug, Koonfur Galbeed & Hirshabelle oo soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Garoowe

Muqdisho (Halqaran.com) – Maamul goboleedyada, Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa si wadajir ah u soo dhaweeyay go’aanka Shirkii Wadatashiga ee maamullada Puntland iyo...
Ahmed Mohamed

Kalfadhiga 2aad ee Baarlamanka Galmudug oo furmay

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka sare ee BF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Jimcihii maanta magaalada Dhuusamareeb uga qayb galay munaasabada furitaanka kal-fadhiga...
Ahmed Mohamed

DAAWO VIDEO: Madaxweynaha Puntland oo sheegay Ujeedka loo qabtay Shirkii Garoowe

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka warbixiyay sababaha ka dambeeyay inay magaalada Garoowe kulan gaar ah ku...
Ahmed Mohamed

Dowladda Turkiga oo gaadiidka gaashaaman ku wareejisay DF Somaliya +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa Khamiistii maanta waxa ay dowladda Federalka Soomaaliya ku wareejisay gaadiid nooca Gaashaaman ah oo loogu talo galay Ciidamada...