Monday, June 22, 2026
25.2 C
Mogadishu

Dowladda Turkiga oo gaadiidka gaashaaman ku wareejisay DF Somaliya +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Turkiga ayaa Khamiistii maanta waxa ay dowladda Federalka Soomaaliya ku wareejisay gaadiid nooca Gaashaaman ah oo loogu talo galay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya.

Munaasabad kooban oo ka dhacday Dekedda Muqdisho ayaa gaadiidkaan loogu wareejiyay dowladda Federalka Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe) oo ka hadlay Munaassbadda ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in dowladda Turkiga ay kala wareegaan gaadiidkaan Gaashaman, islamarkaana ay ugu shaqeyn doonaan shacabka Soomaaliyeed.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa wada daddaallo xooggan oo lagu dhisayo ciidanka xoogga dalka, waxaana arrimahaas barbar socda qalabeynta ciidamada.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...