ku wareejin
Booliska AMISOM oo la siiyay gaadiid loogu talagalay Amniga Doorashooyinka Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - 11 Gaari oo loogu talo galay howlgalka sugida Amniga doorashooyinka socda ayaa waxaa lagu wareejiyay Maamulka qeybta Booliiska ee Hawlgalka Midowga...
Puntland oo 15 maxaabiis ah ku wareejisay dowladda Soomaaliya
Garowe (Halqaran.com) – Puntland ayaa wasiirro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo maamulka Galmudug ku wareejisay maxaabiis u xirneyd burcad badeednimo, kaddib munaasabad maanta ka...
Madaxweynaha Jubbaland oo markale ka dalbaday DFS inay ku wareejiso maamulka...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo hadal ka jeediyay Shirka Madasha Iskashiga ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka...
Dowladda Turkiga oo gaadiidka gaashaaman ku wareejisay DF Somaliya +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Turkiga ayaa Khamiistii maanta waxa ay dowladda Federalka Soomaaliya ku wareejisay gaadiid nooca Gaashaaman ah oo loogu talo galay Ciidamada...
Gobolka Banaadir oo si rasmi loogu wareejiyay maamulka Waxbarashada ee Caasimadda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xukuumadda oo dedaal xooggan ugu jirta tayenta heerka waxbarasho ee dalka iyo daadejinta hannaanka loo maamulo waxbarashada, ayaa maamulka gobolka ku...








