Monday, August 3, 2026
24.4 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Siyaasi C/raxmaan C/shakuur oo si diiran loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame iyo Xubno ka tirsan Xisbigaasi ayaa Talaadada maanta ah gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Siyaasi...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Ciidamada DANAB oo deegaanno hor leh kala wareegay Al-Shabaab

Sh/Hoose (Halqaran.com) - Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo muddooyinkii dambe dhaq dhaqaaqyo Ciidan ka waday deeganao iyo Degmooyin ka tirsan Gobolka Shabellaha hoose,...
Ahmed Mohamed

Nabaddoon lagu dilay magaalada Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Kooxo hubaysan ayaa Degmada Wadajir waxay ay ku dileen nin Nabadoon ahaa oo ka mid Nabaddoonada ku noolaa Magaalada Muqdisho, sida...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug ‘‘Al-Shabaab waan ka xorreyneynaa deegaannada ay heystaan‘‘

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ka hadlay deegaannada gacanta Al-Shabaab ku jira ee ka tirsan Galmudug,...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Ciidanka Xoogga dalka oo ku dhawaaqay howlgallo ka dhan ah...

Jowhar (Halqaran.com) – Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee Danab oo inta badan gobollada dalka kawada howlgallo ka dhan ah Ururka A-Shabaab ayay ciidamada ka sameysteen...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo lagu soo dhaweeyay Garoowe +(SAWIRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Isniinta maanta ah si diiran loogu soo dhaweeyay Caasimada Puntland...