Saturday, May 30, 2026
26.1 C
Mogadishu

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ oo magacaabay guddiga soo xulista Baarlamaanka 2-aad

Dhuusamareeb (Halqaran.com9 – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabelle.

Guddigan oo ka kooban 11 xubnood ayaa digrteetada lagu magacaabay, waxaa lagu sheegay in Madaxweyne Waare uu kala tashaday Madaxweyne Ku xigeenkiisa, sidaasina uu ku magacaabay.

Haddaba halka hoose ka akhriso Wareegtada:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...