Saturday, May 9, 2026
27.3 C
Mogadishu

Waare

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ oo magacaabay guddiga soo xulista Baarlamaanka 2-aad

Dhuusamareeb (Halqaran.com9 - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabelle. Guddigan oo ka...

Madaxweynaha Hirshabelle oo si kulul uga hadlay oday 92 jir ah oo hoygiisa...

Warsheekh (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilka nin oday ahaa habeen hore loogu...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle ‘Waare’ oo magacaabay guddiga soo xulista Baarlamaanka 2-aad

Dhuusamareeb (Halqaran.com9 - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddiga farsamada ee soo xulista Baarlamaanka 2-aad ee Hirshabelle. Guddigan oo ka...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle oo si kulul uga hadlay oday 92 jir ah...

Warsheekh (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, mudane Maxamed Cabdi Waare, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dilka nin oday ahaa habeen hore loogu...
Ahmed Mohamed

Talyaaniga oo 6 Milyan ku bixinaya ka hortagga fatahaadda Beledweyne

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Sabtida maanta ah magaalada Muqdisho kula Kulmay Safiir ku-xigeenka Dowadda Talyaaniga ee...
Ahmed Mohamed

RW Kheyre, Laftagareen iyo Waare oo gaaray magaalada Garoowe +(SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Garoowe hadda Kusoo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha DF Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre,...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle oo daah-furay Mashruuca Biyo Xireenka Baladweyne

Baladweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabelle Dr. Maxamed Cabdi Cabdi waare ayaa maanta magaalada Baladweyne ka daah furay Mashruuca Biyo-xereenka Baladweyne, si wax...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Hirshabelle oo la kulmay odayaasha dhaqanka beelo dhawaan ku dagaallamay...

Baladweyne (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, Dr. Maxamed Cabdi Waare ayaa Kkamiista maanta Madaxtooyada Baladweyne kula kulmay Odayaasha dhaqanka Labada Beelood ee dhowaan Shaqaaqooyinka...