Monday, August 3, 2026
24.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug oo kulan muhiim ah la qaatay Safiirka Mareykanka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Soomaaliya u fadhiya dowladda Maraynkanka, Danjire...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo ka qeybgalay aaska marxuum Shaafi Raabi +(SAWIRRO)

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta ka qaybgalay Aaska Alle ha u Naxariistee Guddoomiyahii Rugta...
Ahmed Mohamed

Xubno ka mid ah Al-Shabaab oo la sheegay inay u gudbeen...

Garoowe (Halqaran.com) - Laamaha amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa xaqiijiyay in xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ee ku sugan buuraleyda Galgala ay todobaadkii hore u gudbeen...
Ahmed Mohamed

Axmed Madoobe oo amray laamaha Amniga baaritaan deg-deg ah qaraxii Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la qaatay Sarakiisha Hay’adaha Amniga ee Jubbaland. Axmed Madoobe ayaa faray...
Ahmed Mohamed

Update: Al-Shabaab oo Khasaaro dhimasho & dhaawac ka soo gaaray qarax...

Gaarisa (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegay in 3 qof oo looga shakisan...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxaa ka jira in M/weyne Farmaajo iyo Qoorqoor ay ciyaarayaan...

Nairobi (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa gelinkii dambe ee Jimcihii gaaray Magaalada Nairobi ee Xarunta Wadanka Kenya. Madaxweynaha Galmudug...