
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Faah-faahin dheeraad ah oo ka soo baxaya dil ka dhacay magaalada...
Beledweyne (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dil xalay ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaasi oo loo geystay...
Wasiir Goodax Barre oo guddiga Dalladaha Waxbarashada dalka kala hadlay arrimo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada XF Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa Axadda Maanta ah la kulmay Guddiga Dalladaha Waxbarashada Dalka.
Kulanka dhexmaray Goodax...
VIDEO: Madaxtooyada Somaliya oo ka warbixisay Shirkii DFS & Dowlad goboleedyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey furitaanka Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada oo Maanta si...
Haweeneydii Talyaaniga aheyd ee horey loogu afduubtay Somaliya ‘Silvia’ oo xil...
Milano (Halqaran.com) - Jariirada ka soo baxda dalka Talyaaniga ee La Repubblica ayaa shaacisay in Silvia Romano haweenaydii Al-Shabaab kasoo qafaalatay Kenya, mudana lagu...
Shirkii Dowladda Federaalka iyo Dowlad goboleedyada oo goordhow ka furmay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa goor-dhow Axadda maanta ah si rasmi ah xarunta madaxtooyada Soomaaliya uga furmay Shirkii u dhaxeeyay DF Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada...
Ilhaan Cumar oo diiday qorshe uu Mareykanka ku soo musaafurinayo Soomaali...
Minnesota (Halqaran.com) - Ilhaan Cumar oo ka mid ah Xildhibaannada Kongareska Mareykanka ayaa si cad uga soo horjeesatay Qorsho ay wadaan laanta Socdaalka iyo...









