Monday, August 3, 2026
24.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay dagaal dhexmaray Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Al-Shabaab

Muqdisho (Halqaran.com) – Ciidamo ka tirsan AMISOM iyo Ururka Al-Shabaab ayaa dagaal khasaaro geystay ku dhexmaray deegaanka Arbacow oo ka tirsan deegaanka Ceelasha Biyaha...
Ahmed Mohamed

Goodax Barre oo ka hadlay falkii argagaxa lahaa ee lagula kacay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya ayaa si adag uga hadlay falkii argagaxa lahaa ee Jimcihii lagula kacay gabar Ardayed aheyd. Marxuumad Xamdi Maxamed...
Ahmed Mohamed

Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ oo la kulmay hoggaanka bulshada rayidka Soomaaliyeed

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho, Mudane Cumar maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa hoygiisa ku qaabilay hoggaanka Ururada Bulshada Rayidka...
Ahmed Mohamed

RW hore ee Somaliya ‘Xasan Cali Kheyre’ oo ku dhawaaqay inuu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra‘iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu yahay Musharrax u taagan...
Ahmed Mohamed

Shir looga hadlayo arrimaha xal ka gaarista doorashooyinka oo berri ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa galabta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho, kadib safar uu shalay...
Ahmed Mohamed

Rag loo qabtay kufsi iyo dil loogu geystay Muqdisho Gabar Ardayed...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya, ayaa sheegay inay gacanta ku soo dhigeen Afar ruux oo ku eedeysan dilkii iyo Kufsigii loo gaystay...