Monday, August 3, 2026
24.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii dhexmaray Madaxda Koonfur Galbeed & Puntland?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa xalay hoyga uu ka deganyahay Muqdisho ku soo dhoweeyey Madaxweynaha...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Galmudug oo safar deg-deg ah u ambabaxay

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa safar deg-deg ah oo aan horay loo sii shaacin waxaa uu ugu ambabaxay magaalada...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii Kismaayo & guddoomiye Shaafi Raabi oo u...

Kismaayo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax ismiidaamin ah oo Jimcaha maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Wararka...
Ahmed Mohamed

Duqii hore ee Muqdisho Thaabit Cabdi ‘‘Soomaaliya xilligaan uma baahna waqti...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana duqa Muqdisho, Mudane Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo Shirka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Qoorqoor oo kulan muhiim ah la yeeshay Xisbiyada Mucaaradka +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa tegay Hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane...
Ahmed Mohamed

DEG DEG: Qarax ismiidaamin ah oo goor-dhow ka dhacay magaalada Kismaayo

Kismaayo (Halqaran.com) – Warar goor-dhow naga soo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa sheegaya, in qarax xooggan uu ka dhacay magaaladaasi, kaasi...