Sunday, August 2, 2026
24.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Madaxda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug oo kawada hadlay arrimo la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa kulan gaar ah la qaatay...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Xasan Sheekh ”Farmaajo wuxuu sameynayo ‘Dastuurka’ sax kuma ah waa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha xisbiga Midowga Nabadda iyo Horumarka ee UPD, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa eedeyn kulul u jeediyay...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynihii hore K/Galbeed Shariif Xasan ”Dalka 60 maalmood inuu R/wasaare...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ahna guddoomiye ku-xigeenka Madasha Xisbiyada Qaran, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo galabta Shir jaraa’id ku...
Ahmed Mohamed

RW hore ‘Kheyre’ iyo Guddoomiyihii hore BF Somaliya ‘Jawaari’ oo ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Talaadadii maanta hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho kula kulmay...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: 11 qof oo loo xiray kiiska AUN Xamdi Maxamed Faarax...

Muqdisho (Halqaran.com) – Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa Talaadada maanta ah shaaciyay in kufsigii iyo dilkii AUN Xamdi Maxamed Faarax loogu geystay degmada Waaberi...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka soo baxay kulankii Axmed Madoobe iyo Xasan Sh. Maxamuud?

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan talo wadaag ah la qaatay Madaxweynahii hore ee JF...