Sunday, August 2, 2026
24.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Sii-hayaha RW dalka ‘Mahdi’ oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Sweden ee...

Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya Mr Staffan Tillander. Labadan...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO WAREYSI: Kudhawaad 100 qof oo Soomaali ah oo laga soo...

Minnesota (Halqaran.com) – Dowladda Mareykanka ayaa qorsheyneysa in maalmaha Khamiista iyo Jimcaha foodda nagu soo haya ay dalkeeda ka soo musaafuriso ku dhawaad 100...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo Kulan gaar ah la qaatay Madaxweynayaasha Puntland,...

Muqdisho (Halqaran.com) - Gen. Dagvin R.M. Anderson oo ah taliyaha Hawlgalada gaarka ah ee Afrika ee loo yaqaan (AFRICOM), ku-xigeenkiisa Amb. Young, iyo safiirka...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: ‘‘Sharci ma noqon doono heshiis kasta oo ay gaaraan Farmaajo...

Muqdisho (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegeen, in aysan sharci noqon doonin heshiis kasta oo...
Ahmed Mohamed

Update: Booliska Soomaaliya oo soo qabtay eedeysane ku lug lahaa Kiiskii...

Muqdisho (Halqaran.com) - Taliye ku-xigeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Zakiya Xuseen ayaa sheegtay in xalay saqdii dhexe ciidanka Boliiska Galmudug ay howlgal ku soo...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha BFS ‘Mursal’ oo arrimo xasaasi ah kala hadlay Madaxda Hirshabelle...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha shacabka ee BF Soomaaliya, Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa hoygiisa ku qaabilay madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Hirshabeelle iyo Koofur...