Sunday, August 2, 2026
26 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Maamulka Hirshabeelle oo maanta doortay Madaxweyne cusub iyo ku-xigeenkiisa

Jowhar (Halqaran.com) - Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa ka dhacday Magalaada Jowhar , iyadoo si weyn loo adkeeyay Ammaanka Xaafaddaha ay...
Ahmed Mohamed

Musharraxiinta xilka M/weynaha maamulka Hirshabeelle oo Khudbadahooda jeediyay

Jowhar (Halqaran.com) - Musharaxiinta u taagan xilka Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo ku xigeenkiisa ayaa Talaadadii maanta khudbad u jeediyay Xildhibaanada baarlamaanka Hirshabeelle. Inta badan...
Ahmed Mohamed

Somaliya: UNHCR oo daryeel dhab ah siineyso dadka nugul waqtigaan

Muqdisho (Halqaran.com) - Kulan fogaan arag ah oo dhexmaray wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Mareeynta masiibooyinka XJFS Xil. Khadiija Maxamed Diiriye iyo masuuliyiinta UNHCR ee...
Ahmed Mohamed

12 Musharrax Madaxweyne oo si cad uga soo horjeestay guddiga Doorashooyinka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Musharraxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa diiday guddiga doorashooyinka ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha...
Ahmed Mohamed

Midowga Afrika oo baaq deg-deg ah ka soo saaray dagaalka ka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga Afrika ayaa ku baaqay in xabad joojin looga dhawaaqo gobolka Tigreyga halkaas oo ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka ku dagaallamayay...
Ahmed Mohamed

Madaxwayne Farmaajo oo kulan la qaatay qaar Ka mid ah Dhallinta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa kala hadlay doorkooda...