Sunday, August 2, 2026
26 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Itoobiya oo guulo ka sheegatay dagaalka ay kula jirto TPLF

Addis Ababa (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Itoobiya ahna Wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa sheegay in howlgalka ka socda gobalka Tigrayga ee...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne ku-xigeenka PLD oo kormeeray dhisme cusub oo ka socda Madaxtooyada...

Garoowe (Halqaran.com) - Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Axaddii maanta kormeeray dhismeyaasha cusub ee lagu...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo xil ka qaadis & magacaabis sameeyay

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Maxamuud Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Gobolka Banaadir,...
Ahmed Mohamed

XOG: 3,000 oo Ciidamada Itoobiya oo ka baxaya Somaliya

Muqdisho (Halqaran.com) – Sida ay xaqiijinayaan saraakiil sare oo ka tirsan dowladda Itoobiya ayaa sheegaya, in Itoobiya ay dib u celineyso kumanaan askari oo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland oo war ka soo saaray shaqaaqadii ka dhacday Garoonka...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa Sabtidii maanta kormeer shaqo ku tegay garoonka kubbadda cagta ee Hargeysa Istadium oo ay...
Ahmed Mohamed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo magacaabay guddi soo diyaariya saameynta Covid-19 uu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha golaha Shacabka ee BF Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddi KMG ah oo  loo igmaday soo diyaarinta...