Sunday, August 2, 2026
26 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Update: Weerar hoobiyeyaal ah oo lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka...

Addis Ababa (Halqaran.com) - Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay in weerar hoobiye yaal ah lagu qaaday garoomada diyaaradaha ee magaalooyinka Bahir Dar iyo Gondar Ismaamulka...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne kumeel gaar ah oo loo magacaabay Ismaamulka Tigreyga

Addis Ababa (Halqaran.com) – Ra’siiul Wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa madaxweyne Kumeel gaar ah u magacaabay Ismaamulka Tigreyga ee waqooyiga dalkaas. Madaxweynaha cusub oo...
Ahmed Mohamed

Tiro badan oo Tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebaha Liibiya

Liibiya (Halqaran.com) – Inta la xaqiijiyay 74 tahriibayaal ah ayaa dhintay kadib markii doontii ay la socdeen oo cilad ku timid ay ku degtay...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Haweenka ee DFS Xaniifo Xaabsade oo K/ Galbeed kala hadashay...

Baydhabo (Halqaran.com) – Ku-simaha madaxweynaha Koofur Galbeed, ahna afhayeenka Baarlamaanka KG, mudane Cali Saciid Fiqi ayaa Jimcihii maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ay hoggaamineyso...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay heshiiska doorashada Dadban

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Heshiiskii Siyaasadeed ee Doorashooyinka Dadban kaas oo Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare...
Ahmed Mohamed

Hay’adda FAO oo ku dhawaaqday inay xoojin doonta howlgalkaka dhanka ah...

Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Cunnada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO iyo Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Soomaaliya ayaa ku howlan xakameynta Ayax ku soo...