Sunday, August 2, 2026
26 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo Hargeysa ku qaabilay wafdi ka socda...

Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta qasriga madaxtooyada ku qaabiley wafti ka socday dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo uu hoggaaminayey wasiirka...
Ahmed Mohamed

Shaqo joojin lagu sameeyay Wasiirro iyo agaasimayaal ka tirsan Puntland (Ogow...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka ahna Ku simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Karaash ayaa shaqada ka joojiyey wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Puntland Maxamuud...
Ahmed Mohamed

Madaxweynihii hore ee dalka Ghana oo maanta geeriyooday

Ghana (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday Khamiistii maanta magaalada Accra ee xarunta dalka Ghana. Jerry John Rawlings...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxda cusub ee maamulka Hirshabeelle

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane...
Ahmed Mohamed

Mareykanka oo kordhinaya taageerada uu siiso Soomaaliya

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa kulan la qaatay safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Amb.Donald Yamamoto. Kulanka...
Ahmed Mohamed

VIDEO: M/weyne ku-xigeenka Puntland oo maanta daah-furay Barnaamijka iskaasiga Caalamiga ah...

Garoowe (Halqaran.com) - Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ku simaha Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, ahna Madaxweyne Ku-xigeenka, ayaa Arbacadii maanta daah-furay Barnaamijka Iskaashiga Caalamiga ah ee...