Sunday, August 2, 2026
26 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Warar Xiiso Leh
Ahmed Mohamed

Prof. Dufle oo ka hadlay Qaraxii uu ka badbaaday

Muqdisho (Halqaran.com) - Senator Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka tirsan Xildhibaannada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadlay qarax uu ka badbaaday oo...
Ahmed Mohamed

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

Cape Town (Halqaran.com) - Kooxo Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa saqdii dhexe xalay dilkaasi ku dilay muwaadin Soomaaliyeed, oo howlo ganacsi halkaasi u tagay. Muwaadinka Soomaaliyeed...
Ahmed Mohamed

Madasha Xisbiyada Qaran oo war cusub ka soo saaray Guddiyada Doorashooyinka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madasha Xisbiyada Qaran ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayna ku midoobeen ilaa lix Xisbi Siyaasadeed ayaa...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Farmaajo oo u hambalyeey Madaxweynaha cusub ee Mareykanka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray madaxweynaha la doortay ee dalka Maraykanka Joe Biden iyo...
Ahmed Mohamed

BREAKING NEWS: Joe Biden oo noqday Madaxweynaha 46-aad ee Mareykanka

Washington (Halqaran.com) – Joe Biden ayaa goor-dhow lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay tartankii doorashada Madaxtnimada dalka Mareykanka ee kala dhaxeeyay Donald Trump. Joe Biden ayaa...
Ahmed Mohamed

Wasiirka Dastuurka DF Somaliya oo gaaray Baydhabo +(Ujeedka)

Baydhabo (Halqaran.com) - Wasiirka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Sabtidii maanta gaarey Magaalada Baydhabo ee Xarunta Goboka Baay. Wasiirka...