
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Garoonka Aadan Cadde +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.
Ujeedka...
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabay guddiga doorashada Heer Dowlad goboleed +(Akhriso)
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa magacaabay guddiga maamulka Doorashooyinka heer dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed.
Xubnaha Guddiga oo...
Update: Wararkii ugu dambeeyay ee Doorashada Mareykanka
WASHINGTON, D.C - Qofna wali kuma guuleysan doorashadi madaxtinimo ee Talaadadi ka dhacday dalkan Mareykanka, sababo la xiriira tirinta codadka lagu soo diray boostada...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ‘Xaashi’ oo ka horyimid guddiga uu magacaabay RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi cabdillaahi ayaa ku eedeeyay Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble in...
CCW ”Haddii uu Farmaajo xammili karin sawir xayeysiin ah, sidee buu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ee Soomaaliya ay fujiyeen boorar uu ku...
Somaliland: Milkiilaha AstaanTV oo 5 sano oo Xarig ah lagu xukumay...
Hargeysa (Halqaran.com) – Maxkamada magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa 5 sano oo Xabsi ah iyo ganaax lacageed ku xukuntay milkiilaha Tv-ga maxaliga ah...









