
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararkii ugu dambeeyay & tirada dadkii ku dhintay dhul-gariirkii Turkiga oo...
Izmir (Halqaran.com) - Hay’adda maareynta musiibooyinka dalka Turkiga ayaa Arbacadii maanta sheegtay in tirada dadka ku dhintay dhulgariirkii ka dhacay magaalada Izmir ee Turkiga...
Guddoomiyaha Baarlamaanka Labaad ee Hirshabeelle oo la doortay & ku-xigeenkiisa
Jowhar (Halqaran.com) – Xildhibaanada Baarlamanka labaad ee ee maamulka Hirshabeelle ayaa Arbacadii maanta doortay guddoomiyaha baarlamanka iyo ku-xigeenkiisa koowaad.
Guddoomiyaha Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa...
UPDATE: Ilhaan Cumar oo markale dib loo soo doortay
Minnesota (Halqaran.com) - Ilhaan Cumar ayaa saacado ka hor dib loogu soo doortay Koongareeska Mareykanka iyadoo ku soo baxday doorashadii ka dhacday degmada 5-aad...
Rag kufsi iyo dil ka geystay Boosaaso oo dil lagu xukumay
Boosaaso (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta maxkamad ku taala Magaalada Boosaaso ay xukun dil ah ku xukuntay laba nin oo dhalinyaro ah, kadib markii...
Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirrada Denmark, Ireland &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjireyaasha cusub ee dalalka Denmark, Ireland, Poland ee Soomaaliya.
Danjiraha...
RW Rooble ”Haloo gurmado dadkii uu saameeyay Roobabkii ka da’ay magaalada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida ay ula xanuunsanayaan dadka Soomaaliyeed ee waxyeelladu ka soo gaartay...









