Thursday, June 25, 2026
25.4 C
Mogadishu

12 Musharrax Madaxweyne oo si cad uga soo horjeestay guddiga Doorashooyinka Qaranka +(Mowqifkooda)

Muqdisho (Halqaran.com) – Qaar ka mid ah Musharraxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa diiday guddiga doorashooyinka ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

Musharraxiintaan ayaa si cad uga soo horjeesteen xubnaha dowlad goboleedyada qaarkood ay ku dhawaaqeen ee guddiga doorashooyinka.

Sidoo kale, musharraxiinta ayaa waxa ay sheegeen xubnaha guddiga ay ka kooban yihiin taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo iyo taliska NISA.

Musharraxiinta guddiga diiday waxa ka mid ah Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Haddaba halka hoose ka akhriso Go’aanka iyo Mowqifka Musharraxiinta:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...