Wednesday, April 22, 2026
27.6 C
Mogadishu

Guddiga Doorashooyinka

Madaxweynaha Jubbaland oo warbixin ka dhageystay guddiga doorashooyinka heer Federaal

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Moaxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Kismaayo kula kulmay masuuliyiinta Guddiga hirgalinta doorashada...

AKHRISO: Magacyada Xubnaha guddiga doorashooyinka ee Cabashada laga keenay

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigtay liis ay ku qoran yihiin illaa 67 xubnood oo ka tirsan guddiga farsamada doorashooyinka,...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Puntland oo shuruud ku xirtay baaq uga yimid Musharraxiinta Madaxweynaha Soomaaliya

Garoowe (Halqaran.com) - Xubnaha Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugu baaqeen Madaxweynayaasha maamullada Puntland iyo Jubbaland inay ka laabtaan xubnaha guddiyada...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo magacaabay guddiga doorashooyinka gobollada Waqooyi +(AKHRISO)

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Golaha Aqalka ee Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Sabtida maanta ah magacaanbay guddiga doorashooyinka xildhibaannada gobollada Waqooyi. Xubnahaan ayaa ka kooban...
Ahmed Mohamed

12 Musharrax Madaxweyne oo si cad uga soo horjeestay guddiga Doorashooyinka...

Muqdisho (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Musharraxiinta u taagan xilka Madaxtinimada Soomaaliya ayaa diiday guddiga doorashooyinka ee dhawaan uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha...
Ahmed Mohamed

XOG: Maxay tahay sababta ay guddiga Doorashada Jubbaland u Kordhiyeen Waqtiga...

Kismaayo (Halqaran.com) - Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashoyinka iyo Maamulka Jubbaland ayaa afar maalmood oo muddo kordhin ah ku daray jadwalka is-diiwaan...