Thursday, June 4, 2026
27.8 C
Mogadishu

XOG: Maxay tahay sababta ay guddiga Doorashada Jubbaland u Kordhiyeen Waqtiga diiwaan gelinta?

Kismaayo (Halqaran.com) – Guddiga madaxa bannaan ee Xudduudaha iyo Doorashoyinka iyo Maamulka Jubbaland ayaa afar maalmood oo muddo kordhin ah ku daray jadwalka is-diiwaan gellinta musharaxiinta xilka Madaxweynaha oo maanta ku ekayd.

Sababta muddo kordhinta ayaa timid kadib markii Madaxweynaha iminka xilka haya ee Axmed madoobe uu noqday musharaxa kaliya ee isdiiwangaliyay, waxaana la waayay musharax kale oo isdiiwaan galiya.

Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...