muddo kordhin
RW Xamze oo muddo 10 cisho ah loogu daray soo magacaabista...
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay Xarunta villa Hargeysa ee magaalada muqdisho, iyaga oo ku ansixiyay...
Mucaaradka oo ka soo horjeestay muddo kordhinta uu sameeyay golaha shacabka
Muqdisho (Halqaran.com) - War qoraal ah oo ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta mucaaradka ayaa waxaa ay si kulul ugu hadleen qaraarka ay shalay...
Qaramada Midoobay oo muddo kordhin u sameysay xafiiska howlgalka Somaliya ee...
Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa muddo kordhin u sameeyey xafiiska howlgalka Soomaaliya ee UNSOM, oo waqtigiisu ku egaa sanadkaan 2020-ka.
Golaha...
Muxuu ka yiri Xasan Sheekh hadalkii Xaliimo Yareey ee doorashooyinka Qaranka?
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Warbaahinta kula hadlayay Muqdisho ayaa ka hadlay go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka ku...
DAAWO VIDEO: Xisbiyada Mucaaradka Wadani & UCID oo ka hor-yimid muddo...
Hargeysa (Halqaran.com) - Xisbiyadda Mucaaridka ah ee Wadani iyo UCID ayaa waxa ay si kulul uga hadlay muddo kordhintii Axaddii maanta Baarlamaanka Somaliland iyo...
Golaha guurtida Somaliand oo muddo kordhin cusub loo sameeyay, maxaase Sababay?
Hargeysa (Halqaran.com) - Golaha Guurtida ee Xukuumadda Somaliland oo Axaddii maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa muddo kordhin cusub u sameeyey golaha wakiillada...









