Saturday, August 1, 2026
26.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Muxuu yahay mowqifka Jubbaland iyo Puntland ay ka qaateen Khilaafka Doorashada?

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa Khamiistii maanta shir gudoomiyay kulanka golaha Wasiirrada maamulkaas oo lagaga hadlay qodobbo...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: DF Soomaaliya ‘‘Marnaba ma aqbaleeno in kiisa badda markale dib...

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa si adag uga soo horjeesatay, codsiga dowladda Kenya oo ay maxkamadda ICJ u dirtay, kaasi...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal ay ku qabteen 5 xubnood...

Jowhar (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal lagu qabtay ilaa iyo Shan xubnood oo ka tirsan maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab. Shantan...
Ahmed Mohamed

Maxaa ka jira in KENYA ay markale maxkamadda ICJ ka codsatay...

Nairobi (Halqaran.com) – Wargeyska Nation ee ka soo baxay dalka Kenya ayaa daabacay in markii Afaraad ay dowladda kenya ka codsatay maxkamadda Cadaaladda Adduunka...
Ahmed Mohamed

UPDATE: Midowga Musharraxiinta oo ku baaqay in la qabto Shir deg-deg...

Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharrxiinta Madaxweynaha ayaa ku baaqay in la qabto shir deg-deg ah oo looga hadlayo xaalada siyaasadeed ee dalka. War-saxaafadeedka ay...
Ahmed Mohamed

Guddoomiye Cabdi Xaashi oo War cusub ka soo saaray Shirkii uu...

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhoweeyay soo jeedinta Dowlad Goboleedka Puntland ee ah in...