Saturday, August 1, 2026
26.5 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac geystay ayaa saaka ka dhacay bar Koontorool oo ay ciidamada dowladda Soomaaliya ku leeyihiin...
Ahmed Mohamed

DF Soomaaliya oo bilowday diiwaan-gelinta diyaaradaha iyo ruqsad-siinta xirfadlayaasha

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Salaad ayaa maanta daah-furay diiwaan-gelinta Diyaaradaha iyo Ruqsad-siinta Xirfadleyaasha. Wasiirka ayaa...
Ahmed Mohamed

Somalia: Faah-faahin ku saabsan Kiisaskii ugu dambeeyay ee Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa faah-faahisay xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka safmareenka COVID-19 ee Soomaaliya. Wasaaradda Caafimaadka ayaa...
Ahmed Mohamed

Insecurity threatens Somalia humanitarian work: UN

(AA) - Growing insecurity in Somalia poses grave threats to humanitarian operations in the country, a UN body said on Thursday. There were 255 incidents...
Ahmed Mohamed

Update: Ilhaan Cumar oo loo magacaabay Xil muhiim ah

Minnesota (Halqaran.com) - Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan aqalka Kongreska ee dalka Mareykanka ayaa loo magacaabay guddoomiye ku-xigeenka guddi hoosaadka awoodda u leh...
Ahmed Mohamed

Beledweyne: Booliska oo soo badbaadiyay canug yar oo Afduub loo heystay

Beledweyne (Halqaran.com) - Ciidanka booliska ee magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan canug yar oo laga afduubtay mid...