Friday, July 31, 2026
26.2 C
Mogadishu

Ahmed Mohamed

4428 Articles written
spot_imgspot_img
Warar Xiiso Leh

Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo

Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta. Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada

Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre  ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

UPDATE: Seynisyahanno xog cusub kasoo saaray Fayraska Corona

China (Halqaran.com) - Khubaro seynisyahanno ah ayaa sheegay in fayrasyada nooca corona, oo isku bah yihiin cudurka Sars-CoV-2, ay suuragal tahay in ay ku...
Ahmed Mohamed

RW Rooble ”Qofna lagama aqbalayo in uu isku dayo qalqal galinta...

Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo khudbad u jeediyay Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa ka hadlay arrimaha...
Ahmed Mohamed

Muqdisho: Xildhibaanno ku dhawaaqay Kutlada Badbaadada Qaranka

Muqdisho (Halqaran.com) - Kulamo siyaasadeed ayaa Talaadada maanta ah ka soconaya Magaalada Muqdisho, oo looga arrinsanayo tallaabada la qaadi karo, marba haddii uu dhammaday...
Ahmed Mohamed

Puntland oo howlgal ku qabatay xubno ka mid ah Al-Shabaab

Bari (Halqaran.com) - Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa howlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Muguc iyo Ceel Onkod ee buuraha Cal Madow...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: DF Somaliya oo sharci darro ku tilmaamtay hadaladii ka soo...

Muqdisho (Halqaran.com) – DF ah ee Soomaaliya ayaa ka jawaabatay hadalo ka soo yeeray xubnaha mucaraadka oo sheegay in aysan Maxamed Cabdulahi Farmaajo u...
Ahmed Mohamed

Wasaaradda Caafimaadka ee DFS oo sheegtay in dhawaan dalka la keenayo...

Muqdisho (Halqaran.com) - DF ah ee Soomaaliya ayaa qorsheynaysa in Tallaalka Caabuqa Coronavirus-ka ay gaarsiiso guud ahaan dalka, iyadoo Qeybta ugu horreeysa tallaalka dalka...