
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Faah-faahin: Qarax Khasaaro geystay oo ka dhacay duleedka Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Qarax miino ah oo Khasaare geystay oo maanta ka dhacay deegaanka Carbiska ee duleedka magaalada Muqdisho.
Wararka ayaa sheegaya, in qaraxa lala...
Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo DDS oo iskaashi Amni yeelanaya
Jigjiga (Halqaran.com) - Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo masuuliyiinta nabad galyada deegaanka Soomaalida ayaa kulan ku yeeshay Magaalada jigjiga ee Xarunta...
DF Somaliya oo sheegtay inay dagaal ku dishay Xubno ka tirsan...
Gedo (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa dagaal culus uu ku dhex-maray degaano hoostaga degmada Luuq ee...
Muxuu ahaa warka ka soo baxay guddiga lagu muransan yahay ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa xalay soo saaray War-saxaafadeed ay ku caadeeyeen Mowqifkooda ku aadan Shirkii Magaalada Dhuusamareeb...
Wafdi ka socda Dowladda Somaliya oo gaaray Xananbuure
Galgaduud (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirkii hore ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya Xildhibaan Cabdirahman Maxamed Xuseen Odowaa, oo ay qeyb ka yihiin, Wasiir...
DHAGEYSO: Dowlada Somaliya oo shaacisay sababta & cidda uu ka socon...
Muqdisho (Halqaran.com) – Kaddib markii uu fashil iyo natiijo la’aan uu ku soo dhammaaday Shirkii Dhuusamareeb ee u dhaxeeyay Madaxda DF Soomaaliya iyo Dowlad...









