
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Beesha Caalamka oo soo dhaweysay Shirka ka socda Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Saaxiibada Beesha Caalamku ayaa soo dhaweeyay kulanka dhexmaraya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo madaxda Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka oo...
DF Somaliya oo maxkamad ciidan ka hirgelineysa Dowlad Goboleedyada
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kormeeray Xarumaha iyo Xafiisyada ay ku shaqeeyaan Laamaha Garsoorka Dalka, isagoo Kulan...
Wasiirro iyo Xildhibaanno ka shiray dagaal beeleedka G/Galgaduud
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad goboleedka Galmudug kulan ku yeeshay Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, wasiirro ka tirsan Maamulka...
AKHRISO: Midowga Musharraxiinta oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb, baaqna...
Muqdisho (Halqaran.com) - Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa war ka soo saaray Shirka Madaxda Dowladda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir maalintii labaad uga...
Update: Wararkii ugu dambeeyay Shirka Dhuusamareeb iyo is-faham horudhac ah oo...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug weli ka socda shirka wadatashiga Madaxda dowladda, Dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir, iyada oo saacadihii...
Madaxweynaha Somaliland oo meel-mariyay xilliga ay dhacayaan Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu xeer Madaxweyne oo summaddiisu tahay Lr. 12/022021 uu Arbacada maanta ku meel mariyey...









