
Madaxweynaha JFS ‘Xasan Sheekh’ oo Muqdisho ku casuumay Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo
Muqdisho (HalQaran.com) - Hoggaamiyaha Golaha Fulinta SSC-Khaatumo C/qaadir Axmed Awcali (Fardhiye) ayaa lagu wadaa in dhawaan uu gaaro Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Fardhiye, ayaa la...

Shirka Wadatashiga Madaxdii hore & Siyaasiyiin oo si rasmi ah uga furmay Muqdisho
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Arbacadii maanta si rasmi ah u furay Kulanka Wadatashiga Madaxdii Hore iyo Siyaasiyiinta.
Wasiirka...

Soomaaliya oo u diyaar-garoobeysa ku biirista Urur Gobolleedka Iskaashiga Ganacsiga ee (EAC)
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta shir guddoomiyay kulan ballaaran oo looga hadlayay u diyaargarowga...

R/Wasaare Xamse oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar ka mid ah Xubnihiisa Golaha Wasiirrada
Muqdisho (HalQaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XJF Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa xalay sameeyay Magacaabis iyo Isku Shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada...
Madaxtooyada Villa Soomaaliya oo war ka soo saartay Shirka ka socda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Arbacada maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku...
DHAGEYSO: Cabdi Xaashi ”Madaxweyne Farmaajo ma uusan qaddarin waajibaadka dastuurka uu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BF Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in uusan qaddarin waajibaadka dastuurka uu...
Xildhibaano bedalaya Xildhibanadii Puntland ee Xasaanadda laga qaaday oo maanta la...
Garoowe (Halqaran.com) - Fadhiga 25-aad, Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland oo uu shir guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdirashid Yusuf Jibroil oo...
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Sh/Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya dagaal khasaaro kala duwan geystay oo xalay ka dhacay degmada Buulo-mareer ee gobolka Shabeellaha hoose.
Dagaalkan ayaa...
Shirka Wadatashiga Madaxda DFS iyo Dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug si rasmi ah Arbacada maanta ah uga furmay Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad...
Sheekh Shariif oo hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi...









