Friday, April 17, 2026
28.9 C
Mogadishu

AKHRISO: Midowga Musharraxiinta oo war ka soo saaray Shirka Dhuusamareeb, baaqna diray

Muqdisho (Halqaran.com) – Golaha Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha ayaa war ka soo saaray Shirka Madaxda Dowladda Federalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir maalintii labaad uga socda Magaalada Dhuusamareeb.

War qoraal ah oo kasoo baxay Midowga ayaa waxaa lagu sheegay in Shirka Dhuusamareeb uu yahay mid aan loo dhammeyn, balse ay rajeynayaan inay kasoo baxaan waxyaabo ay ku qanci karaan saamileyda siyaasadeed ee dalka.

Golaha Midwoga Musharraxiinta ayaa sidoo kale ka digay in dalka ay xukumaan shakhsiyaad iyo hay’ado muddo xileedkooda Dastuuriga uu dhammaaday.

Haddaba halka hoose ka akhriso War ka soo baxay Midowga Musharraxiinta Madaxweynaha:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...